Dad ay ku jiraan Soomali oo loo heesto in ay lunsadeen lacag dhan 250 milyan oo dollar

Wasaaradda Caddaaladda dowladda Maraykanka ayaa ku eedeesay dad gaaraya 47-qof ay ku jiraan muwaadiniin asalkoodu Soomaali yahay in ay lunsadeen lacag gaareysa 250 milyan oo dollar Warbixin ay wasaaradda cadaalada soo saartay ayaa eedo ugu jeedisay 47 qof oo lagu eedeeyey inay lunsadeen 250 milyan oo dollar oo aheyd lacag loogu talagalay quudinta carruurta ay … Continue reading Dad ay ku jiraan Soomali oo loo heesto in ay lunsadeen lacag dhan 250 milyan oo dollar